. Koox ka mida Al Shabab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ciidmada Harmacad Ay ku leeyihin Suuqa Xoolaha gaar ahaan Biya daga meel u dhaw.
AS Todobaadkii hore caawa oo kale oo Jimca ah ayee sidan weerar ugu qaadeen xarun ciidan oo ku taala Suuqa Xoolaha .
Ciidanka malahan miyaa sirdoon soo ogaan karo xogta AS ka hor inta Ay weerarka ku soo qaadin saldhiguyada ugu yaala Suuqa Xoolaha ?
Reer Suuqa Xoolaha caawa waa Sidee xaalkiina?
Xigasho
Zakariye Timacadde