Gurigiisa oo dhan ayee bur-buriyeen ciidamada balse isaga kuma sugneen waqtiga la weeraraayay gurigiisa daqiiqada ka hor hadda

Ciidamada weeraray Ahmed Gurigiisa ayaa xirtay dhamaan wadooyinka dagmada uu dagnaa waxyna baadi goob ugu jiraan sidii loo soo qaban lahaa ama loo dili lahaa sida uu isaga ii xaqiijiyay.

Si la mida Nabad sugida Somalia waxay hada Xabsiga Godka Jilacow ku xirtay laba ka mida Nabadoonada beesha uu ka dhashay Ahmed kadib marki galabta lagu amray in ay keenaan madaama iyagu horay ay ugu soo damiinteen xabsiga.

Wuxuu dalbanayaa Magangalyo Wuxuuna baaq u dirayaa Midowga Musharxiinta Somalia.

Ahmed oo halis nafeed hada ku jiro ayaa dalbanaayo bad-baadin Shacab iyo Madax.

Waa qeyb ka mida dhibaatada haysato boqolaal qof oo aan la ogeyn dhibka ay ku jiraan awoodna aan u laheyn in ay ka hadlaan dhibkooda.

Daqiiqada ka hor maanta ayaa daabacay wareesi ku saabsan dhibaata uu tabanahay Kulan jiis oo ah Agaasime ku xikeynka Nabad sugida Somalia.

Ma bad baadi donaa Ahmed?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here