Qarax loo adeegsaday Gaari Walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Xerada dhul bixinta oo kasoo horjeeda Ifka Xalane.

Sida aan ka xigtay laamaha amniga gaari nuuciisu yahay Leelacalawi ayaa iyadoo ciidanka ay xabadeynayaan waxa ay gashay goob bar kontrol u ah ciidanka dowlada oo ku taala agagaarka Ifka Xalane .

Advertisement

QaraxQasaara ayaa jira balse wali lama oga inta uu la egyahay

Previous articleMaamulka Somaliland oo sheegtay in aan deegaanadeeda laga xidhi doonin Tiktok iyo Telegram
Next articleFaahfaahin laga helayo qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here