RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey inuusan u tartameyn xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Waa go’aan taariikhda uu ku galay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu caddeeyo inuusan u tartameyn Xilka Madaxweynaha isagoo ah RW ahna ninkii Gacanta ku hayey doorashadda dalka.

Rooble, wuxuu heystay Fursad weyn oo ah inuu gacanta ku hayey maamulka Doorashadda haddii uu isi sharraxi lahaa wuxuu ahaan lahaa ninka ugu tunka weyn, balse sida uu caddeeyey isagoo dalka u turaya ayuu ka baaqsaday inuu tartamo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here