#DEGDEG siihayaha Wasiirka waxbarashada dowladda FS C/raxmaan goodax Barre oo  goordhow qarax weyn lagula beegsaday gobolka Gedo

0

Wararka naga soo gaaraayo Gobolka Gado ayaa sheegayo in wasiirka Qarax lagula Eegtay  Gobolka Gado oo howla shaqo u joogay

Qarax ayaa la sheegay in lala eegtay  Gaarigii ka horee

Wararka ayaa sheegaya in uu ka badbaaday qaraxaan hada lala eegtay wasiirka .

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo la socotay ayaa Qarax Miino lagula eegtay Deegaan udhaw Dagmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo

Xildhibaan Cabdi Casiis Dhaga qool oo katirsan Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya aya la sheegay in uu Dhaawac soo gaaray balse Masuuliyiinta kale ayaa la Xaqiijiyay in ay Nabad qabaan

Xaalada ayaa hada caadi ah Wasiirkana uu bad Qabo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here