DEGDEG :- Weriye Cabdicaziiz Afrika ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray Qarax loogu xirey gaarigiisa.

Afrika oo Afka kula dagaali jirey Alshabaab ayaa caawa ku baxay qarax loogu xirey gaarigiisa sida ay xaqiijiyeen rag ay shaqo wadaag yihiin.

Sikastaba ha ahaate wariye Abdaziz afrika ayaa mudo kasoo shaqeenaaye dowaldda soomaaliya waxaan lagu xasuusta barnaamijyo waa weyn oo ka qaban jiray Idaacadda qaranka iyo Tv

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here