Ciidanka Hay’adaha Amaanka Dowlada Dhexe iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo u jihaystay Cadaalada marinta darafyada dadkii walaaha ahaa ee diritu dhex martay.
waxaa meel fiican maraya nabadeynta iyo adkeynta xasiloonida deegaanada iyada oo ay dadku si xor ah oo aan cabsi lahayn isu dhex marayaan min deegaan ilaa deegaan.
Ciidanka ayaa hada ku sugan Tuulada BURTA-SHIIKH oo ka mid ah kuwii horay loogu dagaalamay.
XIGASHO: WARBAHINTA TALISKA BOLIISKA SOMALIYA=
May be an image of 10 peopleMay be an image of 8 people and treeMay be an image of 7 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 15 people and people studyingMay be an image of 9 people and treeMay be an image of 6 people

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here