Dowlada Soomaliya aya ku dhawaaqaday in ay la wareegtay gacan ku haynta Degmadda Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, Taliyaha cidaanka xooga dalka Sooomaliya ayaa warbaahinta u sheegay in ay maanta la wareegeen magaalada.

Howlgalka lagula wareegay magaalada Ceelbur ayaa ah dhameystirka wajiga kowaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab taasi oo u u ku dhawaaqay madaxwerynaha Soomaaliya Hassan Sheekh Maxamuud.

Advertisement

Ceelbuur oo kamid ah magaalooyinka ugu faca weyn gobolka Galgaduud ayay gacanta ku hayeen Al-shabaab muddo dhowr iyo toban sano ah.

Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay ka hor inta aysan gacanta kudhigin Ceelbuur inay la waregeen magaalooyin yaryar oo degmada ku hareysnaa.

Previous articleSomaliland oo war ka soo saartay xeradii la sheegay in lagala wareegay
Next articleFaahfaahinta Ciidamada dowladda oo la wareegay Ceelbuur howlgalna ka wada gudaha Magaalada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here