Wararkan laga helaayo Magaalada Ruu-nirgood ee Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ay isaga baxeen Xooggagga Alshabaab oo hore uga talinaatay.
Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo garab ka helaaga kuwa deegaaka ayaa saacidihii duulan ay ku qaadeen ay suurtagalisay in in isaga baxaan markii ay ogaadeen in aad loogu dhawaaday.
Sarkaal u hadlay ciidamada Dowlada ayaa sheegay inay so raski av Alshabbaab uga sareenn Degmada ayna ka carareen.
“Kama hareyko meel kasta ay galaan dagaalkuna wuu sii socon doonaa ilaa iyo itey .
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here