Xarardheere Alshabaab waa laga saaray laakiin waxay wajahaysa marxalad kale oo aan laga fiirsan.

Waxaa durba soo baxay khilaaf ku salaysan maamulka magaalada kaas oo u dhaxeeya beelaha Saruur, Sacad, Saleebaan Cayr , Murusade & Beesha Wacaysle Abgaaal.

Halkan magaalo oo qaarkood qabaailaadka wada degaan ayay arintan keeni kartaa dhibaatooyin qabiilka ku salaysan oo ka darnaan doonta halistii Shabaab.

Haddaba aqriste yaad isleedahay degmadaan waxaa iska leh maamulkeyda hadii aysan helin dad leh afkaar wanaagsannoo aan ka shaqeenin wadjirka dadka deegaanka waxa halis ku jira wada noolashaha dadka mudada dheer wada daganaa Xaradheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here