Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Amb. Ahmed Jumah Alromaith.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Danjire Alromaith ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka baarlamaannada Soomaaliyo iyo Imaaraadka Carabta, sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal.

Advertisement

Sidoo kale Guddoomiyaha  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ammaanay doorka Dowladda Imaaraadka Carabta ay ka qaadanayaan la dagaalanka Al-Shabaab.

Previous articleMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA
Next articleDowladda Ingiriiska oo hal sabab darteed u xirxirtay tiro badan oo dad ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here