Waxaa Kufsi Iyo Dhimasho La isku Daray Maamo Wayeel Ah Waxaa Falkaasi Geeystay Nin Sida La Sheegay Habeenkii Saqda Dhexe Gala Xaafada Asigoo U Jeedkiisa Yahay In Uu Dumarka Si Qasab Ah Ugu Galmooda Hadii Haweeneeydu Isku Daydo in Aay Diido Waxaa Uu Dhuunta Ka Sarayaa Tooreey Si Ay U Qaaylinin.

Si Kastaba Xalay Waxaa Gacantiisa Ku Baxay Maamadaasi Da,da ahi alle U Naxariistee Oo Sida la Sheegay Markeey ku kacday Ku Dhagtay Gacan Ku Dhiiglaha Deedana Sidoo Kale Uu So Kacay Wiil Ay Dhashay Marxuumada Kadib Waxaa Uu Go,aansaday in Uu Iska Fujiyo Maamada Waxaa uu Tooreeydii Uu Sitay Ka Giliyay Dhanka Dhuunta.

Taliyaha Saldhiga Dagmada Cabdi Maxamed Cali
(Cabdi Ilbuur) Oo Aan La hadlay Ayaa Isheegay In ay Arinkaasi Daba Jogaan Islamarkaana Ay Gacanta ku So Dhigeen Ruuxa Looga Shakisan Yahay Haatana Uu Xabsiga Ku Xeran Yahay Baaritaana Uu Socdo.

Mar Hore Ayey Arintaan Qabasho Laheed Madaama Falka Ninkaan Magaalka Laga Dharagsanaa Yacnii Mar Hore Uu So Shaac Baxay.

Hadii Uu Guriga Galo Lacag Mobile AMA Hanti Kale Ma Rabo Dumarka Lee Moyee Wa Ruux Cadeeystay Dhaqankaasi Foosha Xun.

Buulaay Online

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here