DHAGAXAANTII WAA LA QAADAY WELINA WAA HALKEDI. WAXBAA KU HOOS DUUGAN OGAADHOO

0

Wado la furay ma jirto. Dhagax waa la qaaday balse ciidan baa lagu jaray. Wax iska bedelay ma jirto oo wax aan BAJAJ aheyn oo maraya ma jirto markii hore BAJAJ waa socotay. Waxaana u arkaa in shirqool siyaasadeysan jiro. Ha is ilaaliyeen SIYAASIYIINTA mucaaradku Xaalka ma qurux badnee.

Hadii wadooyinka la furay maxuu isu bedeli waayey isu socodka daxweynahu. Maxaa gaadiidka loo diidan yahay. Maxaa ka dambeeya. Maxaa is bedelay. Sugitaanka Amnigii miyaa qorshe cusub loo helay. Waxay aheyd dowladu inay bulshada la wadaagto sababta dhagxaanta loo dhigay markii hore iyo sabab cad oo looga maarmay. Ma jirto wax at inoo sheegtay oo aan aheyn in loo xanuynayo Shacabka. Taasina ma aha jawaabo inagu filan.

Hadii ay dhab tahay in Shacabka loo daneynayo ugu yaraan gaadiidka daxweynaha ee BL-ka maxaa u diiday inay ka gudbaan goobahi dhagxaanta laga qaaday. Xitaa ha la celiyo gaadiidka sida gaarka ah loo leeyahay. Dhagxaantii waa la qaaday. Welina waa halkeedi waxbaa ku hoos duugan ogaadhoo.

Abdurashid Abdulle Abikar Deyl

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here