Wasiirka difaaca Dowlada Daferaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyay Qorshaha Dowladdu kula wareegayso amniga dalka iyo bixitaanka ciidanka ATMIS.
Wasiirka oo xalay jawaabo ka bixinaayay su’aalo lagu weydiinaayay TV-ga Qaranka ayaa mid mid uga jawaabay orshaha Dowladdu kula wareegayso amniga dalka.

Previous articleKhilaafkii u dhexeeyay Madaxda sar sare ee Puntland oo la xaliyay
Next articleRa’iisulwasaare Xamze oo Jabuuti kaga qeybgalaya shirka Mac-hadka Heritage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here