HomeWarkiiDhalinyarada Lug-haya oo ku dhawaaqay inay ka baxeen Maamulka Somaliland,...

Dhalinyarada Lug-haya oo ku dhawaaqay inay ka baxeen Maamulka Somaliland, ayna ka amar qaadan doonaan Dowlada Somalia

LUG-HAYA (DAYNIILE.COM)- Dhalinyarada ku dhaqan Deegaan Xeebeedka Lug-haya ee dhulka Maamulka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay inay ka baxeen Somalilabd ayna hada kadib ka amar qaadan doonaan Dowlada Somalia.
Dhalinyaradaan oo ahaa kuwo dhamaantood hubeysan ayaa warbaahinta hor yimid waxayna cadeeyeen inay ku feker yihiin kacdoonka ay sameeyeen shacabka Magaalada Boorama.
“Wax somaliland la dhaho ma naqaan wixii hada ka danbeeya waxaan hoos tageynaa oo ka amar qaadaneynaa Madaxda Dowlada Somalia”ayuu yiri mid ka mida dhalinyarada hubeysan ee saxaafada la hadlay.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -