Waxa magaalada Muqdisho saakay ka jira dhaq dhaqaqyo Ciidan oo iska soo hor jeeda, Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada saakay lagu arkayo Wadoioyinka magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo Wata gaadiidka dagaalka ayaa xiray Wadooyinka Muhiimka ah ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay soo baxeen kadib Markii Ciidamo badan oo uu wato Col Saney Cabdule ay soo gaareen Duleedka waqooyiga Muqdisho xalay, kuwaas oo ka imaaday Sh.dhexe taasi oo dhalisay shaki badan in Weerar lagu yahay Villa Somaliya

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here