HomeWarkiiDhaq dhaqaaqyo muujinaya xiriirka Amni ee Sacuudiga iyo Somalia oo laga dareemayo...

Dhaq dhaqaaqyo muujinaya xiriirka Amni ee Sacuudiga iyo Somalia oo laga dareemayo Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa aad u sii xoogeysanaya xiririka wanaagsan ee Dowlada Somalia durba la yeelatay Dowlada Boqortooyada Sacuudiga kadib markii ay xiriirka u jartay Dowlada Imaaraadka oo saameyn badan ku lahaa Somalia marka la eego dhanka Amniga.
Warar ayaa sheegaya in saaka diyaarad Sucuudiga laga leeyahay lagu arkay Garoonka Adan Abudlle International Airport ee Magaalada Muqdisho halkasoo ay ka qaaday dad loo maleynayo inay Dowlada ka tirsan yihiin.
Imaansiyaha diyaaradaan ayaa muujineyaa inuu si rasmi ah u bilaawday xariir dhanka amniga ah oo u dhaxeeya Sucuudiga iyo Soomaaliya.
Xirirka wanaagsan waxaa uu imaanaya xilid dhawaan Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Mahad Salaad uu tagay Dalka Sucuudiga isagoo halkaasi kula soo kulmay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Boqotooyada Sacuudiga.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.com
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -