Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ayaa shir guddoomiyay kulan isugu jiray sagootin iyo bogaadin loo sameeyay dhaaqaatir sar sare oo ka socota dalka Talyaaniga kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ka fuliyay baaritaano iyo daweyn loo saameyay caruurta ku dhashay xanuunada ku dhaca Wadnaha.
Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale, Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir, aggaasimayaal katirsan Dowladda hoose ee Xamar iyo dhaqaatiir Soomaaliyeed.
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ayaa uga mahadceliyay dhaaqaatiirtii ka socotay magaalada Milaano ee dalka Talyaaniga adeega caafimaad oo ay ka bixiyeen Caasimadda.
May be an image of 1 person and glassesMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 4 people, chess and tableMay be an image of 12 people, dais and textMay be an image of 15 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 2 people
Previous articleRa’iisulwasare Xamze oo maanta booqday Isbitaalka Kismaayo+SAWIRRO
Next articleRa’iisulwasaaraha oo xariga ka jaray dhismaha Wasaaradda Caafimaadka Jubaland+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here