Migori (dayniiile.com)-Mid ka mida dhaqaatiirta ama howlwadeenada Isbitaalada ismaamulka Migori ee Dalka Kenya ayaa is dilay sida wararku sheegayaan.

Dhaqtarkaan oo lagu magacaabi jirey Fredrick Owuor da’diisuna tahay 35 sano jir ayaa sida Booliisku arkeen waxaa xarig dhuunta uga xirnaa marxuumka kaasoo hadana meel dheer ka soo laa-laaday inkastoo la sameyn karo inta la dilo.

Advertisement

Sababta dilka keentay ayaa booliiska loogu sheegay inay tahay dhibaatooyinka dhanka qoyska ah,meydkaan ayaana lagu arkay guriga hooyadiis oo  ku yaal Tuulada Kobouro.

Booliiska ayaa dhankooda laga soo xigtay inay bilaabeen baaritaano ku aadan xaqiiqada waxa keenay dhimashada howlwadeenkaan caafimaad oo aadna u da’ yar.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleItoobiyaanka oo ugu danbeyn ogaaday ineysan Barre Hiiraalle ka eryi karin dhulkiisa
Next articleWafdi Hirshabelle ka socda oo Dhuusa-mareeb kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here