“Tabliiqii Dowladnimo wannaaga”

Markii la afduubtay Maamuladii kale wax walbana Qoorsagaaro lagu qabtay sida uu sheegay Madaxwaynihii hore ee Hir-shabeelle Maxamad Cabdi Waare, Waxaa dhaxda u xirtay bad-baadada Dimoqoraadiyada dalka Labadaan Hogaamiye,

Si kasoo la isugu dayay in lagu qabto Qoor sagaaro waxay noqdeen laba nin oo lagu qaban waayay, Waxay joogaan muqdisho iyagoo Safar “Tabliiq” ah usoo galay baadi goobka wax soomaali u dhan tahay, waxayna dadka soomaaliyeed ugu yeerayaan xikmad iyo waano dhaxalgal ah,

In kabadan 15 Maalmood ayay U jiifaan Konteenar sidii ay soomaali ugaarsiin lahaayeen risaalada Nabadda & Dowladnimo wannaaga ku dhisan wadar ogol &Wada guddoon, Waa dad ay u xusi doonto taariiqda kana gali doono baal Dahab ah, waana laba nin oo naga mudan Duco & Garab istaag,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here