Dhibaato dhaqaale oo uu Covid19 ku keenay dadka kirada degganaa guryaha

0

Xanuunka Covid19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa ka sokow saameynta caafimaad ee dunida uu ku keenay, waxaa kale oo uu sababey dhaqaale xumo keentey in ay dad badani iska bixin kari waayaan kirada guryihii ay ku noolaayeen kadibna ay banaanka ku soo dhaceen.

Dadkan ayaa hadda qaarkood waxa ay ku jiraan guryo ku meel-gaar ah oo dad kale ay la sii degeen, halka qaar kalena ay noqdeen guryo la’aan oo ay dibadaha seexdaan. Dad badan oo Soomaaliya ayaa ka mida dadka xaaladdaasi la kulantay.

sidoo kale dhaqaale Xumadda shaqlo la’aanta ayaa aad u saamaysay dalalka afrika oo aad dhqaalaha u hooseeyo dhaqaalahooda.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here