halkan waa isgoyska siinaay ee magaalada xamar waana meel saxmad badan xiliga habiinkii ah

xalay abaaro 7;40pm waxaa fariin goostay gaari weyen oo nuuciisa lagu sheegay IN3 oo jiidayay rimoor isaga ku xiran waxaana ka dhashay qasaaro nafeed iyo mid maalba,

inta laxaqiijiyay 4 ruux ayaa ku wax yeeloobay oo qaarkood geeriyooday qaarna ay naf xuni kujirto,

sidookale waxaa halkaasi ku burburay haniti ay lahaayeen ganacsto ku nool suuqa siinaay waxaana ka dhashay bur bur hantiyeed,

gadiidka ay u isticmaalaan ganacstada qaadida badeecooyinkoda waa mid aan ku habooneyn sababtuna waxeytahay gadiidku waa gadiid gaboobay,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here