HomeWarkiiDhimashada ka dhalatay daadadka Bariga Aasiya oo sii kordhaya

Dhimashada ka dhalatay daadadka Bariga Aasiya oo sii kordhaya

Daadad ka dhacay Indonesia, Sri Lanka, Thailand iyo Malaysia ayaa dilay in ka badan 1,000 qof wax ka yar toddobaad.

Ugu yaraan 502 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay Indonesia, 335 qof ayaa lagu dilay Sri Lanka, 176 qof ayaa lagu dilay Thailand, saddexna waxaa lagu dilay Malaysia.

Sri Lanka iyo Indonesia ayaa geeyay ciidamo militari ah si ay u caawiyaan dhibanayaasha fatahaadaha.

Wakaalada saadaasha hawada,Climatology iyo Geophysics ee dalka Indonesia ayaa soo saartay saadaasha roobka dalka intiisa badan.

Hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta ayaa ka socday meelo badan oo ku yaalla dhammaan dalalka ay dhibaatadu saameysey.

SOURCE ALJAZEERA

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

LIVE: Over 900 killed in floods in Indonesia, Malaysia, Thailand, Sri Lanka  | Environment News | Al JazeeraFloods in Indonesia, Sri Lanka, Thailand leave over 1,000 deadLIVE: 1,000 killed in floods in Indonesia, Sri Lanka, Thailand, Malaysia

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -