Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Gaza gaar ahaan dhimashada shacabka inta ay mareyso guud ahaan.

Ugu yaraan 165 Falastiiniyiin ah ayaa la dilay 250 kalena waa la dhaawacay  24 saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza.

Advertisement

Israa’iil waxay Gaza ku dishay in ka badan 21,672  oo Falastiiniyiin ah tan iyo 7-dii Oktoobar oo u badan haween iyo carruur.

Sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza In ka badan 1.8 milyan oo ka mid ah guud ahaan 2.3 milyan ee  ku nool Gaza ayaa ku barokacay duqaynta Israa’iil,.

Saraakiisha ciidamada Difaaca Israa’i abyaa hore u qireen inay si ula kac ah u bartilmaameedsadeen goobaha rayidka si ay u kordhiyaan barakaca iyo cadaadiska rayidka ee Xamaas.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMadaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Hore Sh. Shaacir
Next articleMareykanka oo ka hortagay weerar xuutiyiintu ku qaadeen Markab laga leeyahay Dalka Singapore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here