GAZA (DAYNIIILE.COM)-Waxaa sii kordhaya dhimashada marasta reer Falastiin gaar ahaan kuwa ku sugan Magaalada Gaza xili duqeymaha diyaaradaha Israa’iil uu iska noqday maalinle xili aysan jirin awood ama wada xaajood looga hor istaago.

Dadka ayaa baroor diiqaya iyagoo sugaya inay ururiyaan meydadka asxaabta iyo qaraabada lagu dilay duqeyn diyaaradeed

Advertisement

Sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza, 241 qof ayaa la dilay 24-kii saac ee la soo dhaafay halka 382 kalana la dhaawacay.

Milatariga Israel ayaa ku faanay in ciidamadooda cirka ay 24 saac gudahood ku garaaceen 100 bartilmaameed oo ku yaal koonfurta marinka Gaza.

=SOURCE ALJAZRRA=
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleFariisimo Alshabaab ku lahaayeen Jeex-jeex oo la duqeeyay
Next articleGaadiid sida gar-gaar bini’aadantinimo oo maanta galay GAZA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here