Ra iisal wasarahii hore Dalka Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo ah shaqsi Dalka Somaliya wax u qabtay  sumcadna ku leh Aduunka  iyo Soomaliada ayaa la dhihi karaa waa shaqsiga maanta Dalka wax badan ka badali karo madaama wax badan oo horay loo qaban uu u   qabtay

Musharaxa Xasan Cali Kheyre ayaa ah Nin howl kar ah  saxiibana ku leh  Beesha Caalamka taa oo ka sahli karto in uu  si fudud Indhaha Daneyaasha Maal gashiga aduunka ku soo jeediyo Somaliya oo leh Kheyraad badan

Kheyre iyo Dowladiisa ayaa dhisay Hanaan wax badan ka badalay Dowladii isaga ka horeeyey

1 dhisida Ciidanka Qaranka iyo kordhinta mushaarkooda

2 mushaar bixinta Ciidanka iyo Shaqaalaha Dowlada

3 kordhinta miisaniyada uu gaarsiiyey heer aysan gaarin Dowladihii ka horeeyey

4 dhisamo Isxilqaan uu ku dhisay  gobahii Muhiimka u ahaa shacabka sida Garoonka Ciyaaraha,Tiyaatarka iyo Madcafka Qaranka

5 soo deynta  dhalinayaradii ku  Xirnaa Dalalka   Shisheeyey

Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa la dhihi karaa waa  iftiin u soo baxay umada  Somaliyeed taana waa tan keentay in uu sumac weyn ku lahaado gudaha iyo Dibadda Somaliya

Si kasataba ha ahatee Xasan Cali Kheyre ayaa loo badinayaa 4 sano soo socota  xukunka Dalka loo dhiibo madaama horay loo arkay wax qabadkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here