TAIPEI (DAYNIILE.COM)-Caasimada Dalka Taiwan ee Taipei  waxaa ka dhacay dhul gariir xooggan oo saababay dhimasho iyo bur bur sò gaaray guryaha dabaqyada ah.

Xeebta koofureed ee Taiwan ayuu ka dhacay dhul gariirkaasi, waxaana ka dhashay dhinashada 4 ruux iyo dhaawaca tira kale.

Advertisement

Dhulgariirkan oo cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa sababay inay bur buraan qaar ka mida guryihii ku yiilay xeebta Koonfureed ee Dalkaasi.

Wararka la xiriira dhul gariirka waxay intaasi ku darayaan inuu yahay kii ugu xoogganas mudo 25 sano ah.

XAFIISKA WARKA 

DAYNIILE.COM

Previous articlekumanaanka reer Falastiin ah ma waxaa ka qiima badan shaqaalaha hay’adaha samafalka
Next articleMaamulka Gobolka Banaadir oo shir u qabtay Gudoomiyeyaasha Isboortiga ee Degmooyinka Muqdisho+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here