HomeWarkiiDhul-gariir la mid ah Tsunami oo ku dhuftay Japan, Ruush iyo Mareykanka

Dhul-gariir la mid ah Tsunami oo ku dhuftay Japan, Ruush iyo Mareykanka

LIVE: Tsunami waves reach Russia, Japan after 8.8 quake off Russia’s eastDalalka Japan-ka, Ruush-ka iyo Mareykanka  waxaa laga soo sheegayaa inuu ka dhacay dhul gariir xooggan oo la mid ah kii Tsunami ee xooga badnaa waxaana cabirkiisa lagu sheegay dhul-gariirkaan 8.8.

Sidoo kale dhul-gariirka waxaa laga soo sheegay  Jaziiradaha yar yar ee Pacific ilaa Hawaii, digniino durba ka soo baxay Dowladaha Japan iyo Ruushk ayaa lagu amray Malaayiin dad a iney guryahooda kabaxaan oo ay ucararaan dhulka buuraleyda ah.

Dhulgariirka ayaa ku dhuftay meel 136km (84 miles) bari ka xigta magaalo xeebeedka Petropavlovsk-Kamchatsky ee bariga fog ee Ruushka, sida ay sheegtay hay’adda sahanka dhulka ee Maraykanka (USGS).

Sidoo kale Wakaaladda saadaasha hawada ee Japan ayaa soo saartay la-talin tsunami ah inta badan xeebteeda bari, iyadoo ka digaysa mowjado gaaraya ilaa 3 mitir (9.8 ft) sare.

Dhanka Mareykanka waxaa la talin iyo digniin laga soo saaray inta badan Xeebta Galbeed ee Mareykanka.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

Pacific Tsunami HawaiiPacific Tsunami Hawaii

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -