HomeWarkiiDib u dayactirka wadada Zoope oo saaka la dhagax-dhigay_SAWIRRO

Dib u dayactirka wadada Zoope oo saaka la dhagax-dhigay_SAWIRRO

May be an image of 1 person and text that says "BB Bank Bushra Susness BBBank orik MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR DOWLADDA HOOSE EE XAMAR DAYACTIR MUNAASABADDA DAYACTIRKA WADDADA ZOBE KM4 EE DEGMOOYINKA HODAN IYO WADAJIR វ mil docol 29/06/2025"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo muhiim u ah isku socodka bulshada caasimadda, isla markaana ku burburay roobabkii xoogganaa ee ka da’ay Magaalada Muqdisho.
Duqa Muqdisho ayaa ballanqaaday in dhawaan la dhisi doonno waddada shaqaalaha oo burbur xoogan uu ka jiro iyo waddooyin dhowr ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho, asigoona adkeeyay in canshuurta laga qaado bulshada dib loogu celin doonno.
“Waxa aan ballanqaadeynaa in canshuurta laga qaado bulshada aan dib ugu celino, si aan ugu horumarino adeegyada aasaasiga ah oo ay ugu horeeyaan helidda dugsiyo waxbarasho oo lacag la’aan ah, horumarinta adeegyada caafimaadka iyo dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.
Munaasabadda dhagax dhigga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Hodan, Ganacsato, Odayaasha dhaqanka, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—May be an image of 9 people, street and textMay be an image of 3 people, car, suit and textMay be an image of 8 people and text that says "VigCordTeday Visacord vaacard Teday a SPACUrTL MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR DOWLADDA HOOSE EE XAMAR DAYAC.TIP SABADDADA DA IRKA TODA ZOBE OBE4 EGMOO UP K HM ocol CIOF"May be an image of road, street and textMay be an image of 7 people, dais and text that says "BBBank BB Bank MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR DOWLADDA HOOSE EE XAMAR DAYACTR MUNADYRADD RADDA MUNA AYAC XAW SIADA G.BANAADIR E-KN"May be an image of 5 people and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 8 people and text that says "R RHOTEL RESTAURANT xoBиMO YUSHMO 5OR 20= MAAMULKA DOWLADD DAY Y JNAASGADDA ADDA UNAAS YA"May be an image of 4 people, suit and textMay be an image of 7 people and text that says "IR DA ZOB DAJ"May be an image of 3 people and text that says "AYACT SaYA LA WA V"May be an image of 10 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -