Dibad-baxyada ka dhanka ah ciidamada dalka Kenya oo ka socda gobolka Gedo maalintii sadaxaad

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay halkaas uu ka bilaawday, Dibad-baxyada ka dhanka ah ciidamada dalka Kenya ee jooga  gobolka Gedo.

Banaan-baxyada oo galay maalintii saddexaad ayaa saaka markale dib uga billowday magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

Boqolaal shacab ah oo ka careysan dhibaatooyinka ay geysanayaan ciidamada Kenya ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaaladaasi, si ay u cabiraan daroonkooda.

Sidoo kale dibad-baxyadan ayaa saameyn ballaaran waxa ay ku yeesheen dhaq-dhaqaaqa guud ee magaalada iyo ganacsiga.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here