Digniin Farrintaan waxaa loo diray dhammaan shaqaalaha UN-ka ee ka howl gala Muqdisho, ee adiguna Fadlan Taxadar dheeri ah muuji.

AS sent about 100 suicide jacket and belt bombers from Kuntuwarey village to Mogadishu this afternoon. The targeted areas is all crowded places especially where government officials and forces may gather for prayers. The targeted places includes hotels, restaurants, mosques, roadsides, lido beach and any possible place within Mog where people gathers

Fasiraada Qoraalkaan waa ” Alshabaab ayaa galabta kasoo diray tuulada Kuntuwaarey ilaa 100 Qof oo xiran jaakadaha ismiidaaminta ah kuwaas oo laga soo buuxiyay walxaha Qarxa, waxaana loo soo diray magaalada Muqdisho.

Goobaha la bartilmaameedsan karo ayaa ah dhammaan meelaha ay dadku ku badan yahihiin gaar ahaan meelaha ay ku kulmi karaan saraakiisha iyo ciidamada dowlada si loogu tukado.

Goobaha la bartilmaameedsan karo waxaa sidoo kale ka mid ah hoteelada, maqaaxiyadaha, masaajidada waddooyinka, xeebta liido iyo meel kasta oo suuragal ah oo ku taal Mogdisho oo ay dadku isugu imaan karaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here