MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xaafada Say Biyaano ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dilay nin ganacsade ahaa waxaana dilay dariskiisa ganacsiga kula jirey.

Maalmihii ugu danbeeyay hadaad maqli jirtay dad isku qoys ah ayaa is dilay maanta taa badalkeeda ayaa dhacday waxaana dilka isla fuliyay nin iyo haweeneey isla dhashay.

Advertisement

Ninka la dhashay gabadha ayaa garba duub u qabtay ninka la dilay kadibna walaashiis ay toorey dhowr mar ku dhufatay taasoo keentay inuu u geeriyoodo.

Haddaba halkaan ka daawo warbixin uu arintaan ka diyaariyay TV-GA Universal:-

Previous articleMasaajidka ugu Afrika oo laga daah furey Dalka Algeria
Next articleCiidamo ka tirsan Kumaandooska Danab oo booqday xaalada nolaleed ee deganka wargaadhi+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here