Dil muwaadin Soomaaliyeed oo loogu geystay gudaha wadanka Koonfur Afrika

0

Wararka ka imaanaya Dalka K/afrika ayaa sheegaya in dil muwaadin Soomaaliyeed oo loogu geystay gudaha wadanka Koonfur Afrika.

Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Faarax Weyd, kaas oo lagu dilay goob ganacsi oo uu ku lahaa magaalada Durban ee dalkaasi.
Sidoo kalev Wararka ayaa sheegaya in kooxo burcad Afrikan ay weerar ku qaadeen marxuumka oo uu markii hore soo gaaray dhaawac, balse markii dambe u dhintay.

Kooxda dilka fulisay oo goobta ka baxsatay ayaa lagu soo warramauaa inay doonayeen inay dhac u geystaan ganacsadahaasi Soomaaliyeed.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here