Wiil dhallinyaro ah oo isku daldalay gudaha magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan!

Cali Dhicis oo ka mid ahaa ardayda wax ka barata Jaamacadda Jobkey faraceeda magaalada Baledweyne ayaa maanta isku daldalay gudaha magaaladaas, xilli aan la shaacin sababta rasmiga ah ee ka danbeysa falkaas uu ku kacay.

Xogaha waxa ay intaas ku darayaan in baaris ay wadaan laamaha amaanka ee magaaladaas, dibna laga soo sheegi doono waxii arrintaas kusoo kordha.

Sikastaba ha ahaate waa arrin lagu naxo in wiil dhalinyaro ah isdhaafiyo naftiisa iyadoo maalmahan danbe soo badnayaan dadka is dilo ayagoo bilaa sabab ah haddaba wixi kaso kordha warkaan halkaan aya kala socon doontaan insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here