HomeWarkiiDiyaarad Dagaal Nuuca Bayraktar oo ku dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Diyaarad Dagaal Nuuca Bayraktar oo ku dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Drons-ka aan duuliyaha lahayn nuuca Turkida ee Bayraktar ayaa ku dhacday gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaana la sheegay inuu soo gaaray bubur xogan.

Wararku waxay tilmaamayaan in wali wax khasaare ah aan la soo warin marka la eego halka ay ku dhacday,waxaana lagu wadaa in hay’adaha amaanku war ka soo saaraan sababta keentay shilkaani.

Waa markii ugu horeysay oo diyaarad Drons nuucaan Turkida ah ay ku dhacdo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Drons-kaan Turkidu leeyahay waxay Dowlada Somalia  ka saacidaan inay dagaalka lagula jiro Alshabaab hawada ka duqeeyaan xiliyada uu socdo iska hor imaadyada ciidamada Dowlada iyo Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -