HomeWarkiiDiyaarad laga leeyahay Dalka India oo soo dhacday

Diyaarad laga leeyahay Dalka India oo soo dhacday

AHMEDABAD (DAYNIILE.COM)-  Mid ka mida diyaaradaha shirkadda diyaaradaha Air India ayaa la soo shegayaa inay soo dhacday wax yar ka dib markii ay ka duushay gigida Ahmedabad.

Diyaaradaan oo siday 200 ruux ayaa ku soo dhacday magaalada Ahmedabad ee dalka Hindiya,sida sawirada laga helay ay muujinayaan uuro qiiq madow ah ayaa lagu arkaa xili diyaaradu ku dhacday xaafado la degan yahay.

Diyaaradaan oo nuuceeda lagu sheegay Boeing 787-8 Dreamliner ayaa u socotay magaalada London ee xarunta Dalka Britain.

Wasiirka Duulista hawasda ee Dalka Hindiya Kinjarapu Ram Mohan Naidu ayaa si kooban uga hadlay Diyaaraddaani soo dhacday,wuxuuna sheegay inuu socdo hawlaha gurmadka degdegga.

Wasiirka wuxuu xusay inaan wali warbixin saxa laga heyn khasaaraha nafeed ee ka dhashay shilkaani diyaaradeed.

India

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

oo summadda duulimaadkeedu ahaa AI171, ayaa u muuqata in ay ku dul habsatay deegaan lagu nool yahay.

sheegay in ay  X socdaan hawlaha gurmadka degdegga. Illaa hadda lama hayo khasaaraha ka dhashay shilkan diyaradeed, waxaase meesha diyaaraddu ku dhacday ka muuqda uuro madow muujineysa in diyaaradda dab qabsaday.

bbbbbbbbbb

xaalada siyaasadeed puntand oo meel adaggaartay

bbbbbbbb

puntland shegetay inay soo afjareen kooxo daaccish ugu dambeyn

bayaal kooban soo saartay shegetay inay soo afjrtay godka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -