HomeWarkiiDiyaarad laga leeyahay Dalka Turkey oo hub hor leh u keentay Somalia

Diyaarad laga leeyahay Dalka Turkey oo hub hor leh u keentay Somalia

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Diyaarad ciidan oo nuuca xamuulka qaadah ay inay shalay ka soo degtay garoonka diyaaradaha Muqdisho taasoo sida hub iyo agab kale oo ciidamadu adeegsadaan.
Diyaradaan oo ay leedahay Dowlada Turkey ayaa la sheegaya inay ciidamada Xooga Dalka Somali u sido hub hor leh iyo agab ciidan.
Lama yaqaan tirada iyo nuuca hubka ay siday madaama arimo ciiidan ay yihiin mana u sahlaneyn warbahinta inay ka ag dhawadaan halka diyaarada ay ku soo xiratay.
Dhanka kale Taliye ku xigeenka Xooga Dalkeena ayaa kulan la qaatay saraakiil Turki ah lamana oga inay ka wada hadleen arimo ku saabsan hubkaan Dowlada loo keenay si ay ugu adeegsato dagaalada ay kula jirto Kooda Alshabaab.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -