Diyaarad siday dad Soomaali Kenyan ah ayaa maanta shiil ku gashay garoonka diyaaradaha Mandera oo ay ku degi rabtay.
Diyaarad ay leedahay shirkadda EBB Air islamarkaana lambarkeeda duulimaadku ahaa 5Y-EBB ayaa sisay 36 ruux kuwaasoo dhamaantood ka bad baadeen shilka kadib markii diyaaradu ku dhacday meel ku dhaw garoonka.
Diyaaradaan waxay ka timid dhanka Nairobi walina masuuliyiintu faahfaahin ma bixin.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
