Diyaarada Turkgai oo Si toos ah ugu Duusha Muqdisho Asbuucii Dhowr Jeer xili Duulimaadka Soomaliya Xiranyahay

0

Diyaarada Turkiga ayaa Asbuucii Dhowr Jeer tagto magaalada Muqdisho iyadoona Toos uga Timaada wadanada Yurub

Shalay ayeey Keentay 120 Qof oo ka kala Yinid wadamo badan oo Yurub iyadoona 25 Bishana ay Imaan Doonto Dulimaad kale

Dalka Soomalita ayaa waxaa ka Xiran Dulimaadka Iyadoona la ogeyn Xiligaan wax u Furay dulimaadka Kaliya Diyaarada Turkiga taa oo dadka ku soo qaadeysa Lacag aad u Tira Badan uu Qofki ku imanaayo 2000 USd halka markii hore aheyd 900 Usd ah

Ma cada Sababta Diyaarada Turkiga kaliya Xiligaan loogu ogolyahay Daabulida Dadka Doonaayo Soomaliya

Duulimaadyada Aduunka ayaa la Furayaa 1 Agoost 2020 sida ay sheegeen Heyadaha u qaabilsan Duulimaadka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here