Deegaano ka tirsan Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Geddo ayaa waxaa laga soo sheegayaa in mar kale ay duqeeyeen diyaaradaha Milatariga Kenya .

Sida ay sheegtay Idaacada Shabelle duqeymahaan ayaa saameyn ku yeeshay dadka xoola dhaqatada kuwaasoo ay cabsi soo food saartay.

Advertisement

Ma jirto wax khasaare ah oo ka dhashay weerarkaani ay diyaaradaha Kenya markii labaad ka fuliyeen Gobolka Gedo mudo hal asbuuc gudahood ah.

Dowlada Soomaaliya,Maamulka Jubaland iyo Dowlada Kenya dhamaantood way ka gaabsadeen ka hadalka weeraradaani soo laa laabtay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here