Wararka laga helaayo Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Mareykanka duqeeyeen deegaan ku dhaw Magaalada Dhuusa-mareeb oo lagu magacaabo Bulucle.
War dhanka Dowlada ka soo baxay ayaa lagu sheegay in weerarkaan lagu beegsaday dagaalamayaal Alshabaab ka tirsan.
Sidoo kale warka Dowlada ka soo baxay waxaa lagu sheegay in duqeymaha lagu dilay saraakil ka tirsan kooxda Alshabaab,halka dadka deegaanka ee ahacabka ahna iyaga laftoodu duqeynttu saameyn ku yeeshay.
Duqeymahaan ayaa qeyb ka ah codsiyada Dowlada ee ah in duqeymaha lagu caawiyo Ciidamada  Dowlada Soomaaliya waxaana ugu badan diyaaradaha dagaalka ee dalalka  Mareykanka iyo Turkiga.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
Previous articleDowlada oo guul ka sheegatay Dagaalkii Saaka ka dhacay Owdheegle
Next articleXog ku saabsan warar dheeraad ah oo laga helay heshiiskii dhex maray Dowlada iyo Beesha Xawaadle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here