Diyaarado dagaal oo laga leeyahay Dalka  imaaraadka Carabta oo ah diyaarado hore dalka lagu arag ayaa duqeymo ka fuliyay Deegaanka Saban-sabley oo u dhaxeeya Deegaanka Cali Axmed iyo degaanka Bud-bud, degaanadaan duqeynta ay ka fuliyeen diyaaradahaaan laga leeyahay Imaaradka Carabta ayaa ku yaal xadka kala qaybiya shabeelada Dhexe iyo Galgaduud.

Diyaaradaha duqaymaha fuliyay oo ah kuwa aan wili lagu arag Soomaaliya ayaa maanta ilaa xalay dul heehaabaya Bud-bud, Galcad ilaa Cali Axmed, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in cabdi xooggan ay daareemeen .

Advertisement

Talabadaan ayaa u muuqatata in diyaaradihii Mareykanka iyo Turkiga oo duqaymaha dhinaca Hawada ah ka Fulinayay Soomaaliya in ay bedeleen diyaaradahaa dagaalka Imaaradka Carabta Taas oo Weji Cusub u yeelsa Hawlgalada kaa dhan ka ah Alshabaab ee ka socda dalka  .

Previous articleAl-Shabaab oo sheegay inay xukun dil ah ku fulisay shan qof
Next articleGudoomiye Kuxigeenkii Wanlaweyn oo inta gaari lagala dagay la dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here