Diyaarado waday dhaawacyada ciidamada dowladda Afghanistan oo isku dhacay

0

Laba diyaaradood oo siday dhaawacyada ciidanka Afghanistan ayaa isku dhacay, waxaana halkaas ka dhashay dhimasho badan.

Waxaana lasheegay in labada diyaaradood ee isku dhacay oo ay lahaayeen ciidamada Afghanistan, waxaana la sheegay markaas inay qaadayeen  ciidamo ku dhaawacmay dagaalka ka socda Koonfurta gobolka Helmand waxaana ku dhintay ugu yaraan 9 qof.

sidoo kale Dadka shilkaasi diyaaradeed ku dhintay waxaa ka mid ah askar ka tirsan ciidamada cirka Afghanistaan ee aadka u tababaran.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here