HomeWarkiiDonald Trump oo kala dirtay shaqaalihii laamaha Idaacada VOA-da

Donald Trump oo kala dirtay shaqaalihii laamaha Idaacada VOA-da

WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa war qoraaka uu soo saaray wuxuu ku kala direy shaqaalihii guud ahaan laamaha Idaacada VOA-da waxaana la garsiiyay warqado ruqsey shaqo ah.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in indaacadihii VOA-da ee la wada xirey laga soo reebay qaybta la hadasha dalalka Persian-ka oo loo fasaxay baahinta wararka ku saabsan dagaalka bariga dhexe gaar ahaan Iiraan iyo Yuhuudda.

Warqada ceyrinta wariyayaasha oo tiradooda lagui sheegay boqolaal ayaa la gaarsiiyay ruqseyntooda kuwaasoo loo sheegay in laga fasaxay shaqada lana xiray laamohoodii.

Wariyayaasha Soomaalida ee ka howlgeli jirey laanta VOA-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa ka mid ah kuwa shaqa la’aataasi ay soo wajahday ee laga ruqseeyay idaacadaasi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMWhy China is cheering Trump's attacks on media - Taipei Times

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -