HomeWarkiiDonald Trump oo xalay xuman oo dhan ku sifeeyay Soomaalida

Donald Trump oo xalay xuman oo dhan ku sifeeyay Soomaalida

 WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa xalay mar kale kabaha la dul-matay Soomaalida marii uu ku sifeeyay xumaan oo dhan, hadii ay musuq tahay iyo hadii nidaam la’aan iyo faqri ay tahay intaba.

Donald Trump ayaa mar kasta oo ay is qabtaan sanatar Ilhan Cumar wuxuu ku taag-taagsadaa Soomaalida isagoo ceeb oo dhan u yeela , xalay mar uu hadlaay ayuu Trump Soomaalida wuxuu ku sheegay in dad wada gaajeysan oo aan wax lahayn wax Dowlad ah iyo kala danbeyn ah.

“Soomaaliya waa wadan dowlad iyo kala danbeyn aysan ka jirin, Waa dad gaajeysan oo faqri ah, waxaa intaasi u sii dheer inay argagixiso yihiin”ayuu yiri Donald Trump

Sidoo kale Hogaamiyaha aadka u fud dudud ee Mareykanka wuxuu Soomaalida ku sifeeyay dal ay burcad-badeednimo ka jirto , gaajo iyo macaluul ay baahsan ay ka jirto ,sidoo kale dagaalo sokeeye ay ka jraan,sidoo kale wuxuu xusay inay Soomaalidu yihiin dadka dunida ugu musuq maasuqa badan.

May be an image of text
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -