Madaxweyne Xileedkiisa dhamaaday ayaa u yeeray Parfasor Dalxa si uu  ugu qanciyo in uusa isaga ka danbeen in uu waayo Xildhibaanka Federaalka Somaliya

Farmaajo oo markoow u yimid ku yiri Xildhibaan Dalxo aad baan uga xumay in aad weyso Xildhibaanka Federaalka sanadkaan isagoo u sheegay uu arintaa ka danbeeyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Laftagaraan, marka  ka raali noqo Masuul ayuu ku yiri waxii dhacay

Parfasor Dalxa oo lagu yaqaano kaftanka ayaa ku qosli yiri waxaad adiga amrin ma kula tahay in uu ku dhaco in uu sameeyo Laftagaraan marka aniga waxbana ha I madadaalin adiga Farmaajo ah ayaa ka danbeeyo in aan waayo Xildhibaanka waana laguugu yaqanaa dhabar ka toogashada ee waxba ha I raali galeyn adiga Raali noqo

Isku kastaba ha ahaatee Farmaajo ayaa lagu yaqaanaa in qofka dhabarka ka toogto hadan isaga dhigo qof aa  la socon waxii dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here