HomeWarkiiDooman si sharci daro ah ku kaluumeysanayay oo lagu qabtay xeebaha Puntand

Dooman si sharci daro ah ku kaluumeysanayay oo lagu qabtay xeebaha Puntand

Wararka laga helaayo Xeebaha Maamulka Puntland gaar ahaan Baar-gaal ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay laba doon oo ka kuuleysanayay xeebaha Soomaaliya kadib howlgal ay fuliyeen ciidamada Maamulka Puntland .

Labadaan doono oo laga leeyahay dalalka Carabta ayaa lagu qabtay shaqaale carbeed oo ku dhaw 15 ruux kuwaasoo markii la soo qabanayay si sharci daro ku guranayay kaluunka ku jira Badda Somalia.

Xabsiga ayaa loo taxaabay dadkaani ajaanibta ah iyadoo lagu wado in dhawaan sharciga la hor geyn doono  si loog qaado danbiga ay ku eedeysan yihiin.

Hay’adaha amaanka Puntland ayaa sidoo kale waxay warbaahinta u sheegeen in kaliya waxa lagu heysto ajaanibtaani ay tahay inay iska kaluumeysanayaan iyagoon sharci u heysan taasina ay amnigooda dhibeteyn karto.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -