Doorashada boobka ee Farmaajo ku adkeysanayo Inuu Xoog kusoo baxo asagoo si sharaf loogu wareejiyay loogana hiiliyay ajaanibtii xooga dalka uga bixiyay waxaan is idhi bal xasuusi shacabka khatartiisu meeshay gaadhay.

Muddada Farmaajo waxaa dhacay Taariikh Mugdi ah sida
Khiyaano dhiibistii Qalbi dhgax, Dilkii Ikraan, Dilkii Eng Yariisoow oo mugdi kujira , Xabadeenta Madaxweynayaashii ka horeeyay, Xabadeenta Imaamka Mudulood, leenta Askartii qaranka ee Ilaalineysay Cabdiraxmaan Cabdishakuur, weeraarka Musharaxiinta mudaaharaad nabad dhigayay.

Waxaa kor ukacay qabyaaladda sida Cilmi baaristu cadeysay, waxaa batay Madax Gaalo & Khaniisyo Sida Prof Yaxye Caamir Sheegay Markhaatina kanahay madax Dhaqan Xumada horseedayo oo difaacaya siday waddaniyada aasaas utahay Dayuusnimada.

wadaniyaddi NN ayaa noqotay Qiyamka & Dhaqanka oo laga fogaado, waxaa soo Noqday wadaniyad Turuko, Guulwadeen & ammaan aan Raad laheen,

waxaa Dhaqan Noqday Musuq cad & boob hantida qaranka ( Dakhliga Gudaha , dibadfa & kaalmada caalamka oon khasnadda dowladda kuwada dhicin) sida Hanti dhoeraha sheegay, Ganacsiga oo La Cunaqabateeyay si ay dadku u hoosyimaadaan NN markay cayr noqdaan جوع كلبك ليتبعك aygaaga gaajeysii haku soo raacee ayuu hirgelinayaa.

Mudda uujoogay Shaqaalo lama qaadan waa intii Madaxweyne xasan kaga tagay marka laga tago CBB 3000 ka shsqeeya baraha bulshafa caayda Mucaaradka & ammanta NN.

Waxaa Dastuurka laga badbaadiyay in lagu Daro qaanuunka galmada Ragga Isguursada, Sinadda oo la labanneysto, waxaa batay Xashiishka , Khamriga & Kufsigab, haduu soonoqdana Farmaajo waxa uu hergelinayaa waxaad weligiin ka shalaydaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here