HomeWarkiiDrs.Maryan oo loo doortay Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya +SAWIRRO

Drs.Maryan oo loo doortay Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya +SAWIRRO

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabada doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya sida Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya waxaana u taagan musharixiin kala duwan.

Drs.Maryan Khaasim oo ka mid ahayd Musharixiinta ayaa ku guuleysatay xilka Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Guddigaan oo ka kooban sagaal xubnood ayaa bishii May 2025 ku soo baxay imtixaan ay qaaday Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumada Soomaaliya,waxaana meel mariyay Golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashada intii ay socota oo aan Gudoomiyaha la dooran waxaa musharaxnimadiisa  ka tanaasulay Farxaan Maxamed Jimcaale oo kamid ahaa musharaxiinta,wuxuuna hadalo kooban uu jeediyay ku sheegay inuu guul u rajeeyo musharaxiinta kale.

Guud ahaan xilalkaan iyo sida loogu kala guuleystaba waxaan idinku soo gubineynaa wararkeena danbe insha Allah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

r Maryan Khaasim ayaa ku guuleysatay oo noqotey guddoomiyaha guddiga xuquuqul insaanka.
Maama Maryan waqti adag ayay dalkan u soo shaqeeysay waxayna ku suntan tahay hufnaan.

May be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, dais and newsroomMay be an image of one or more people, newsroom and daisMay be an image of ‎one or more people, dais and ‎text that says "‎ナビ نسان وق_الإنسان سوقالا NATIONAL IND GUDDIGA MADAX ー ΜΛH CMXIO SATS C المستقئة NDENT HUM NNAAN EE XUQ طني الو نة COMMISS INSAANKA QARA UN SHADA XUC 5 AD DAXA-B RANKA Date: /th Fahruar irport Hote -Somalia‎"‎‎May be an image of ‎dais and ‎text that says "‎i E wamR الإنسان قال NATIONAL GUDDIGA MAD المستقلة اللجنة NDENT HUMAN RI RIBA OMMISSION OMMISSION ANNAAN EE XUQUUQUL IKA QARANKA MUI DOORASHAD 5A 5 IDA ANNAAN E Date: 4t 4Fe Fe 오 Le otel‎"‎‎May be an image of ‎one or more people, dais and ‎text that says "‎m CMX10 MMAR C نس لا ق تاجقو المستقلة TIONAL INDER ENT HUM DIGA MADAXA- AAN EE XUQU طن الو HTS COmm INSAANKA QA Ν DA G XUQ Α DAXA ANKA port Η‎"‎‎May be an image of ‎text that says "‎نسان عقرق_ال قی العقو NATIONAL NATIONALINDEPEN INDEPE GUDDIGA MADAXA- BAN المة طنية UMAN RIGHTS c XUQUUQUL INSAAN UNA SHADA GU XUO FARIANINOIA A H B GA MAD A QARA Date: ath Eehruaru tion: Airp logadishu-S‎"‎May be an image of ‎dais and ‎text that says "‎VENT HUMAN ن نسا لا ق وق NATIONAL INDE GUDDIGA - المستقد ست DENT HUMAN NAAN EE XUQUU UN tage HADA GU. rervereite TpRжии: GLJ XUOI SA UDDI NSAANK‎"‎‎May be an image of ‎one or more people, dais and ‎text that says "‎Rarucon CИx CMXI0 HUMAN គបកស نسا لا ق لحقو المستقئة NATIONAL INDEDENDENT HUM GUDDIGA MADA ANNAAN EE XUQ طنو الو بجنة HTS COMMISSION INSAANKA QARANKA IUNG ASHADA X 5 AD DAXA-BAN BAN ANKA Date: Lth th Febru port Hotel omalia‎"‎‎

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -