Ku dhawaad 6 Musharax oo ka tirsan kuraasta Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi, ayaa lagu doortay magaalada Muqdisho.

Xubnahan soo baxay oo ay oo qaarkood Villa Soomaaliya aad uga soo hor jeeday ayaa ku soo baxay si fudud Walow Culees badan ay saartay Villa Soomaaliya balse ugu danbayn Guusha ay raacday dadkaas.

Kursiga 1-aad: Waxaa loo doortay guddoomiyihii hore ee Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartamayey ee Saciid Cumar Xuseen oo habeen ka hor isku diiwaan-geliyey tartanka doorashada ee Somaliland.

 

Magacyada Xubnaha Guuleestay

1 abdi Xaashi Cabdullaahi, kadib

2 Wasiirka Dastuurka, Saalax Axmed Jaamac

 

 

 

3 Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

 

4 asiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe,

5 Leylo Axmed Ismaaciil,

6 Bilaal Idiris Cabdilaahi

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here